Wasiir katirsan Maamulka Puntland oo Boosaaso lagu dhaawacay

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaasi lagu dhaawacay Wasiiru Dowlaha Dekadaha Maamulka Puntland Axmed Siciid Cabdi. Sida aan wararka ku heleyno nin hubeesan ayaa rasaas ku furay Wasiirka xili uu marayay wado mashquul badan oo kutaala magaalada Boosaaso, waxaana wasiirka xiliga la dhaawacayay uu watay gaari. Goob joogayaal ayaa … Continue reading Wasiir katirsan Maamulka Puntland oo Boosaaso lagu dhaawacay